magmaag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magmaag

magmaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).

magmaagasho [m.f.dh]
eeg magmaago.

magmaagid [m.f.dh]
eeg magmaag.

magmaagnaan [m.f.dh]
eeg magmaagan. ld magmaagnaansho.

magmaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld magmaagnaan.

magmaago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.

magmagid [m.f.dh]
eeg magmaag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg