magmaago
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magmaago

magmaagasho [m.f.dh]
eeg magmaago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg