magoogid
(m.f.dh)

eeg magoog². ld magoog¹ (4).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magoogid

magoog [m.l]
1. Tacabka beeraha. 2. M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay. 3. Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.

magoog [m.l]
1. Tacabka beeraha. 2. M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay. 3. Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.

magoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Daash, geed iwm har u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg