magool
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

ld magoolayaal.

magool
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oolay, -ooshay)

Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magool

yabaal [m.l]
1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld yabaalid. yabaalid

laangooyo [m.dh]
1. ld laangooyn. Goynta xilli abaar ah xoolo loo gooyo geedaha magoolay laamahooda. 2. Jaridda meel jiq ah laame laga jaro si loo maro. 3. Astaan lagu muujiyo jaho la aaday.

biqle [m.l]
1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.

magoolayaal [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool¹.

magooli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld magool².

magoolid [m.f.dh]
eeg magool². ld magoolin.

magoolin [m.dh]
ld magoolid.

qadow [m.l]
1. ld qadi 2. Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola. 3. Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.

mago [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Cid mag ka gudasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg