magoolayaal
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

(bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magoolayaal

magool [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld magoolayaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg