magooli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld magool².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magooli

biqle [m.l]
1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.

magool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.

magoolid [m.f.dh]
eeg magool². ld magoolin.

magoolin [m.dh]
ld magoolid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg