magoolid
(m.f.dh)eeg magool². ld magoolin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magoolid ↴
magoolin [m.dh]
ld magoolid.
magool [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld magoolayaal.
magool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg