mahabe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)1. Weel aan biyaha ka dusaynin. 2. Ciid aan si fudud biyaha u dhuuqayn.
mahabe
(m.l)(jool.) Dhadhaabaha aan shirqadaha lahayn oo aan biyaha gudbin: tusaale ahaan dhadhaabahaasi biyaha roobka uma oggolaanayaan inay dhex galaan oo ay ka dusaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahabe ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg