mahadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la mahadiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahadsan ↴
mahadsanaan [m.f.dh]
eeg mahadsan. ld mahadsanaansho.
mahadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mahadsanaan.
mahadsanid [Erey Dareen | Exclamation]
Erey qofkii wax wanaagsan sameeya lagu yiraahdo, isaguna uu kolkaas yiraahdo: “Adaa mudan!”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg