mahar
(m.l)

ld meher.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahar

mahari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld meheri.

maharin [m.dh]
ld meherin.

maharsad [m.l]
ld mehersasho.

maharsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mehersan.

maharsanaan [m.dh]
ld mehersanaan.

maharsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mehersanaan.

maharsasho [m.dh]
ld mehersasho.

maharso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld meherso.

meher [m.l] (-rro, m.dh)
1. Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya. 2. Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg