majaajillo
(m.dh)(riw.) Ereyo iyo falal loogu talaggalay in dad looga qosliyo. ld majaajilo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majaajillo ↴
majaajilloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
(riw.) Majaajillo samayn. ld majaajiloo.
majaajillood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg majaajilloo. ld majaajillood.
majaajilo [m.dh]
ld majaajillo.
majaajiloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld majaajilloo.
majaajilood [m.l]
ld majaajillood.
malaxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
(daaw.) Malax yeelasho (nabar). Majaajillo samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg