majaxaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld manjaxaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majaxaabi

majaxaabin [m.dh]
ld manjaxaabin.

majaxaabis [m.l]
ld manjaxaabin.

manjaxaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco. 2. Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.

manjaxaabin [m.f.dh]
eeg manjaxaabi. ld majaxaabin, majaxaabis, majaxaabo, manjaxaabis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg