majiire-qorraxeed durugsan
(m.l) (-yaal ..., m.l/dh)

(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majiire-qorraxeed durugsan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg