makaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh makaaban

makaabnaan [m.f.dh]
eeg makaaban. ld makaabnaansho.

makaab [m.l] (-byo, m.dh)
Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.

makaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Ceel makaab afka ka saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg