makaabis
(m.l)

ld makaabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh makaabis

makaabin [m.f.dh]
eeg makaabi. ld makaabis.

makaab [m.l] (-byo, m.dh)
Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.

makaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Ceel makaab afka ka saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg