makal
(m.l) (-llo, m.dh)Khatar weyn.
makal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh makal ↴
dheelallaabo [m.dh]
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow¹, dheerallaabo, dheerallow¹.
makalaalax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
M. ah: Qof hurdo laga kiciyay oo aan weli baraarugin.
makalaalax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
makalaalaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax makalaalaxay ahaansho (qof).
makalaalaxsanaan [m.f.dh]
eeg makalaalaxsan. ld makalaalaxsanaansho.
makalaalaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld makalaalaxsanaan.
makalaalixid [m.f.dh]
eeg makalaalax².
makalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley).