makhoor
(m.l)1. Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya. 2. ld makhoorid.
makhoor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh makhoor ↴
makhoorid [m.f.dh]
eeg makhoor². ld makhoor¹, mokhoor¹, mokhoorid.
mokhoor [Magac Lab | Noun Masculine]
ld makhoorid.
mokhoor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld makhoor².
mokhoorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld makhoorid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg