makhrib
(m.l)ld marqib.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh makhrib ↴
maqrib [m.l]
1. Galabnimada marka qorraxdu dhacdo. 2. (dii.) Salaadda la dukado marka qorraxdu dhacdo. ld makhrib.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg