malaakh
(m.l) (-khyo, m.dh)Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.
malaakh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-khay, -khday)Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaakh ↴
malaakhad [m.l] (-dyo, m.dh)
Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.
malaakhadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Soor malaakh ku walaaqid.
malaakhadin [m.f.dh]
eeg malaakhadi.
malaakhid [m.f.dh]
eeg malaakh².
malaaq [m.l]
ld malaakh¹.
malaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
ld malaakh².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg