malaakhad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaakhad

malaakhadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Soor malaakh ku walaaqid.

malaakhadin [m.f.dh]
eeg malaakhadi.

malaakh [m.l] (-khyo, m.dh)
Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.

malaakh [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-khay, -khday)
Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg