malaasni
(m.dh)

ld malaasnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaasni ↴

malaasnaan [m.f.dh]
eeg malaasan². ld malaasnaansho, malaasni.

malaas [m.l]
Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.

malaas [m.dh]
1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.

malaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg