malaayiin
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg malyuun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaayiin

dhuxul [m.dh]
1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. Wax madow oo la shito oo dhulka laga qodo oo ka samaysan dhir malaayiin sano ka hor aasantay oo baariga dhulka iyo kulayl badani isugu darmeen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg