malaxaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax malax yeeshay ahaansho (nabar).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaxaysan

malaxaysnaan [m.f.dh]
eeg malaxaysan. ld malaxaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg