maleeqo
(m.dh)

ld malliiqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maleeqo

maliiqo [m.dh]
ld maleeqo.

malliiqo [m.l]
Caw dermaha lagu sameeyo. ld maleeqo, manniiqo.

malee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid. 2. (f.mg) Isu m.: isu haysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg