malooq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malooq ↴
malooqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
malooqasho [m.f.dh]
eeg malooqo.
malooqid [m.f.dh]
eeg malooq.
malooqnaan [m.f.dh]
eeg malooqan. ld malooqnaansho.
malooqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld malooqnaan.
malooqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Subag, dhoobo iwm isku dhoobid.
malo [m.dh]
1. Nooc libaax badeedka ka mid ah. 2. Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3. ld male.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg