mamac
(m.dh)

1. ld miibac. Dhagax adag. 2. Gaajo badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mamac

miibac [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Wax aan fudayd ku jebin oo aad u adag. 2. Gaajo kulul oo aan bi'in oo xanuun-ka-warqab ah. ld mamac.

mam [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-may, -mtay)
Wax isticmaalkooda caadeeysasho. ld mab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg