mamnuuc
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.
mamnuuc
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)Wax, wax reeban ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mamnuuc ↴
maanacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la mamnuucay ahaansho.
mamnuucan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la mamnuucay ahaansho.
mamnuucid [m.f.dh]
eeg mamnuuc².
mamnuucnaan [m.f.dh]
eeg mamnuucan. ld mamnuucnaansho.
mamnuucnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg mamnuucnow. 2. ld mamnuucaan.
mamnuucnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax la mamnuucay noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg