man
(m.l) (-nan, m.l)Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh man ↴
ubax [m.l]
Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo
xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan;
waa caleemo midabyo badan oo qurxoon;
xay; man.
na [Xiriiriye | Conjunction]
1. (-na) Qurub lagu xiriiriyo laba
tixood. Tus. “Dariishadda fur, nalkana
demi”. 2. Xataa. Tus. “Waxa Guuled la
siiyay Warfaana ha la siiyo”. 3. Midkoodna,mana. Tus. “Midkoodna ma imaan karo, qofna ma iman”, “Waxaan oo kale weligay ma arkin mana maqlin”.
aamanuu [m.dh]
Waqti hore oo aad u fog.
haamanad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Naag naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid yihiin. ld hamaanad. hamaanad
ibi [m.dh] (-byo, m.l)
(c.nafl.) Mandheerta haweenka. ld ebi¹. ebi
idman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hawl fulinteed u madax bannaan ahaansho (cid).
idmanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idman. ld idma-naansho. idman, idma-naansho
idmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idmanaan. idmanaan
laaxig [m.l]
Bayd faal oo madaxa ka ah labo, tan ku xigtana hal, manjaha iyo tan ka sarreysana min labo.
oomanayn [m.dh]
Biyo ka saaridda walax.
m [m.dh]
(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.