manjabbaxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjabbaxso

majabbaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld manjabbaxso.

manjabbaxsasho [m.f.dh]
eeg manjabbaxso. ld majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.

mijabbaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld manjabbaxso.

minjabbaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld manjabbaxso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg