manjagoror
(m.l)

1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.

manjagoror
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjagoror

majagoror [m.l]
ld manjagororid.

majagoror [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld manjagoror².

majagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjagorori.

majagororid [m.dh]
ld manjagororid.

majagororsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjagororsan.

majagororsanaan [m.dh]
ld manjagororsanaan.

majagororsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjagororsanaan.

manjagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg