manjagorori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjagorori ↴
majagoror [m.l]
ld manjagororid.
majagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjagorori.
majagororid [m.dh]
ld manjagororid.
manjagoror [m.l]
1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.
manjagororid [m.dh]
eeg manjagoror². ld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororid.
manjagororin [m.f.dh]
eeg manjagorori. ld majagoririn, mijagororin, minjagororin.
mijagoror [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjagororid.
mijagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjagorori.
mijagororid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjagororid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg