manjarrogo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gay, -gtay)

1. Isbeddelid (arrin). 2. Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjarrogo

majarrogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld manjarrogo.

manjarrogasho [m.f.dh]
eeg manjarrogo. ld majarrogasho, mijarrogasho, minjarrogasho.

mijarrogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld manjarrogo.

minjarrogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld manjarrogo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg