manjarroor
(m.l)

1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.

manjarroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray -rtay)

Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjarroor

majarroor [m.l]
ld manjarroorid.

majarroor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld manjarroor².

majarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjarroori.

majarroorid [m.dh]
ld manjarroorid.

majarroorin [m.dh]
ld manjarroorin.

majarroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjarroorsan.

majarroorsanaan [m.dh]
ld manjarroorsanaan.

majarroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjarroorsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg