manjarroori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Muddo dheer cid meel istaajin. ld majarroori, mijarroori, minjarroori.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjarroori

majarroor [m.l]
ld manjarroorid.

majarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjarroori.

majarroorid [m.dh]
ld manjarroorid.

majarroorin [m.dh]
ld manjarroorin.

manjarroor [m.l]
1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.

manjarroorid [m.f.dh]
eeg manjarroor². ld majarroor¹, majarroorid, manjarroor¹ (2).

manjarroorin [m.f.dh]
eeg manjarroori. ld majarrorin, mijarroorin, minjarroorin.

mijarroor [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjarroorid.

mijarroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjarroori.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg