manjarroorid
(m.f.dh)

eeg manjarroor². ld majarroor¹, majarroorid, manjarroor¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjarroorid

majarroor [m.l]
ld manjarroorid.

majarroorid [m.dh]
ld manjarroorid.

manjarroor [m.l]
1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.

mijarroor [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjarroorid.

mijarroorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorid.

minjarroor [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjarroorid.

minjarroorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorid.

manjarroor [m.l]
1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.

manjarroor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray -rtay)
Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg