manjarroorsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjarroorsan

majarroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjarroorsan.

majarroorsanaan [m.dh]
ld manjarroorsanaan.

majarroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjarroorsanaan.

manjarroorsanaan [m.f.dh]
eeg manjarroorsan. ld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

manjarroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjarroorsanaan.

mijarroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjarroorsan.

mijarroorsanaan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjarroorsanaan.

mijarroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjarroorsanaan.

minjarroorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjarroorsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg