manjasaar
(m.l)

Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.

manjasaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar², mijasaar², minjasaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjasaar

majasaar [m.l]
ld manjasaar¹.

majasaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld manjasaar².

majasaarid [m.dh]
ld manjasaarid.

manjasaarid [m.f.dh]
eeg manjasaar². ld majasaarid, mijasaarid, minjasaarid.

mijasaar [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjasaar¹.

mijasaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld manjasaar².

mijasaarid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjasaarid.

minjasaar [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manjasaar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg