manjasaarid
(m.f.dh)

eeg manjasaar². ld majasaarid, mijasaarid, minjasaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjasaarid

majasaarid [m.dh]
ld manjasaarid.

mijasaarid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjasaarid.

minjasaarid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manjasaarid.

manjasaar [m.l]
Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.

manjasaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar², mijasaar², minjasaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg