manjasuuxin
(m.f.dh)eeg manjasuuxi. ld majasuuxin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjasuuxin ↴
majasuuxin [m.dh]
ld manjasuuxin.
manjasuux [m.l]
1. Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan. 2. Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux¹.
manjasuux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Taagnaan badan darteed manjo ku daalid. 2. Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg