manjasuuxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof). 2. Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjasuuxsan

majasuuxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjasuuxsan.

manjasuuxsanaan [m.dh]
eeg manjasuuxsan. ld majasuuxsanaan, majasuuxsanaansho, manjasuuxsanaan.

manjasuxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjasuuxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg