manjo
(m.l)Faal dhinaca qof faal dhigaya soo xiga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manjo ↴
gallayr [m.l] (-rro, m.dh)
Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir¹ (2).
manjasuux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Taagnaan badan darteed manjo ku daalid. 2. Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux².
tamanda' [m.l]
Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar.
man [m.l] (-nan, m.l)
Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg