manno
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Deeq Eebbe bixiyo. 2. Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manno ↴
mannooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
Qof aan hawsha ka daalin; maddaale.
mannoole [m.l]
Wax aan naf lahayn.
minno [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manno.
man [m.l] (-nan, m.l)
Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg