manqax
(m.l)

1. ld manqaxi. Qosol badan iyo cayaar. 2. ld manqixid.

manqax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -qixi)

Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manqax

manqaxi [m.l]
ld minqax¹ (1).

manqixid [m.f.dh]
eeg manqax². ld manqax¹, minqax¹, minqixid.

minqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld manqax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg