manqixid
(m.f.dh)eeg manqax². ld manqax¹, minqax¹, minqixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manqixid ↴
manqax [m.l]
1. ld manqaxi. Qosol badan iyo cayaar. 2. ld manqixid.
minqax [Magac Lab | Noun Masculine]
ld manqixid.
minqixid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manqixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg