manqo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dad iyo duunyo inta tabarta daran; maato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manqo

man [m.l] (-nan, m.l)
Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg