mantaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid mantag ka keenid. 2. Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mantaji ↴
hunqaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof mantajin.
mantajin [m.f.dh]
eeg mantaji. ld mantajis, matajin, matajis.
mantajis [m.l]
ld mantajin.
mataji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld mantaji.
matajin [m.dh]
ld mantajin.
matajis [m.l]
ld mantajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg