manuunso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-day, -tay)

Qof, xanuun adkeysi u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh manuunso

manuunsasho [m.f.dh]
eeg manuunso. ld manuunsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg