maqaalad
(m.dh) (-do, m.l)

Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaalad

maqaal [m.l]
ld maqaalad.

maqaalo [m.dh]
ld maqaalad.

maqaal [m.l]
ld maqaalad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg