maqaalin
(m.dh) (-no, m.l)

Bir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga lagu dabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaalin

jilib [m.l]
1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan. 2. Buur yar. 3. (-byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.

maqaal [m.l]
ld maqaalad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg