maqaar-dhexaad
(m.l)(c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaar-dhexaad ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg